Ciidamo cusub oo galabta lagu wareejiyay xarunta Dowlada Hoose ee Xamar

Ciidamo cusub oo katirsan booliiska Soomaaliya ayaa galabta si buuxda loogu wareejiyay amaanka xarunta Dowlada Hoose ee Xamar, waxaana halkaasi laga qaaday ciidamo kale oo ku sugnaa labadii maalin ee lasoo dhaafay. Ciidamo katirsan kuwa Xaslinta iyo ciidanka gaarka ah ee Madaxtooyada ayaa shalay iyo maanta ku sugnaa xarunta Dowlada hoose, waxa ayna ciidankaasi ay … Continue reading Ciidamo cusub oo galabta lagu wareejiyay xarunta Dowlada Hoose ee Xamar